Xaaf oo xilka ka qaaday Wasiir Caqabad ku noqday Shirka Dib U heshiisiinta Galmudug

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii wasaarada Qorshaynta maamulka Galmudug Cabdikaafi Maxamed Maxamuud. Madaxweyne Xaaf ayaa ku wargaliyay dhamaan Hay’adaha kala duwan dowlada  iyo cidii la shaqayn jiray wasiirka Qorsheynta ee xilka laga qaaday in hadda ka dib aysan wax shaqa ah dhex marin. Wasiirka xilka laga … Continue reading Xaaf oo xilka ka qaaday Wasiir Caqabad ku noqday Shirka Dib U heshiisiinta Galmudug